Axmed Madoobe oo Dacwad ka gudbiyay Senator Fartaag iyo Maxamuud Sayid oo Muqdisho yimid

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa dacwad ka dhan ah senator C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag u gudbiyay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Sida aan xogta ku helnay Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay Fartaag in dhibaato ka dhan ah maamulkiisa ka wado gobolka Gedo, waxa uuna ka … Continue reading Axmed Madoobe oo Dacwad ka gudbiyay Senator Fartaag iyo Maxamuud Sayid oo Muqdisho yimid